profile_som
Dec 20, 2023 0

Adareeska

Adareeska:
info@ena.et
Taleefan:
0111550011/0111117059
Faaksi:
0111559931/0111551609
Sanduuqa boostada:
530

Wakaalada Warka Itoobiya
Adiis Ababa Agagaarka sameen huteel

Xogaha nagu saabsan

Waa hay’ad la aas aasay 1934 oo khibrad u leh ururinta, abaabulka iyo Habaynta xogta guud ahaan dalka Itoobiya 82-kii sannadood ee u dambeeyay waxaa warbinada bulshada u gudbinaysay, qaybinaysay warbaahinta, isgaadhsiinta iyo baraha bulshadu ku xidhiidho. Marka laga reebo xafiiska guud ee ay ku leedahay Addis Ababa, waxa ay Qaybisa wararka barnaamijyada talafeeshinka iyo raadiyaha iyo Documentry waxa sogudbiya in ka badan 38 laamood oo dalka oo dhan ah; Intaa waxa dheer, wargayska Nagaari, oo soo baxda labadii biloodba mar, waxay bixisaa helitaanka macluumaadka ku saabsan arrimaha dalka iyo kuwa caalamiga ah ee hadda jira.

Waxay ku diyaarisa oo ku baahisaa wararka iyo warbixinada la xidhiidha sided luuqadood oo Dalka gudihisa iyo dalka dibadiisa ah, kuwaas oo kala ah Amxaari,Af Oromo, af- Somali ,afariga,Tigrinya, Ingiriis, Carabi iyo Faransiis.

Wakaalada wararka itoobiya waxa dib loo habeeyey 2011kii oo ah Golaha Wakiilada Shacabka si loo sii balaadhiyo helitaanka adeegyada ay bixiso waxaa la dar dar galiyo oo ay u noqoto ha'yad horrumarineed waxaa la hoosgeeyay Golaha Wakiilada Shacabka.

Baahinta wararka iyo wararka iyo barnaamijyada la xiriira dalka iyo dibadda ihabaunta abaabulka iyo falanqaynta macluumaadka la xiriira; Warbixinta ku saabsan arrimaha caalamiga ah ee taabanaya danta qaranka; In uu noqdo isha ugu weyn ee wararka dalka iyo dibadda ee ku saabsan arrimaha Itoobiya; Dhismaha muuqaalka dalka. Samaynta cilmi-baadhista ra'yiga dadweynaha ee arrimo kala duwan iyo diiwaangelinta iyo abaabulida xaaladaha iyo dhacdooyinka muhiimka ah qoraal, maqal iyo muuqaal ah waa ujeedooyinkayaga ugu muhiimsan.

Diyayaarinta fariimo gaaban, barnaamijyo iyo dhokumentiyo, tababbarka kobcinta awooda warbaahinta iyo xirfadlayaasha isgaarsiinta, adeegyada daabacaadda iyo hawlaha xiriirka dadweynaha. Waxaana ka mid ah:

Wakaalada wararka itoobiya iyada oo isticmaashaa khibradeeda sanadaha dheer ee ay leedahay si ay u siiso macaamiisheeda adeegyo tayo leh oo ay kamid yihihin wararka iyo wixii wararka la xiriira.

• Barnaamijyada telefishinka iyo raadiyaha, dukumentiyada, cajaladaha xayeysiinta, fariimaha gaagaaban (meelo);
• Abaabulka dhacdooyinka / golayaasha doodaha, doodaha golayaasha, bandhigyada hadalka.../;
• Daabacadaha / joornaalka, buug-sannadeed, profile, majaladda sawir.../
• Ra'yiga dadweynaha iyo Samaynta daraasado ku saabsan heerka qanacsanaanta macaamiisha;
• Adeegga la socodka warbaahinta maalinkasta iyo la-socodka warbaahinta ee waaxaha -gaarka ah, warbixinada hay’adaha iyo daraasaadka ku salaysan adeega lasocodka
• Adeega duubista iyo Habaynta maqalka iyo muuqaalka;
• Soo Bandhigida Muuqaalo, Maqaalo iyo sawiro laga helo kaydka;
• Adeegga istuudiyaha.

Dadaalo lagu horumarinayo tayada Ajmiyada shaqada iyo adeegyada kale ee ay bixiso Wakaalada wararka ktoobiya iyo sidii loo casriyayn lahaa iyada oo la adeegsanyo teknoloojiydii u dambaysay, waxa u suurtagalisay in ay dhisme ka kooban saddex Dabaq telefishan iyo afar idaacadood oo ka dhistay xarunteeda Addis Ababa. Intaa waxaa dheer, waxay sidoo kale leedahay istuudiye casri ah, duubista, tifaftirka iyo qalabka tabinta tooska ah si loo hubiyo tayada iyo xawaaraha adeegyada la bixiyo.

Hadafka

wa isha wararka ee ugu muhiimsan dalka. Waxay baahisaa wararka dalka iyo caalamkaba sido kale warbixino iyo barnaamijyo la xidhiidha danta Itoobiya iyo dadkeeda, waxay abuurta is fahan qaran iyo in la dhiso muuqaal qaran oo itoobiya Mataliskara.

Qiyamka Aas Aasiga ah

• Xaqiiqa ah (Accuracy)
• Sinaan (Fairness)
• Xushmad (Respect)
• Kala duwanaanshaha (Diversity)
• Ka Go'naansho (Commitment)
• Hufan (Quality Service)
• Waqtigeeda (Timeliness)
• La xisaabtanka (Accountability)

Aragti

inay noqotaa Wakaalada wararka ENA kudayashada mudan, lagu kalsoonan karo oo saamayn ku leh isha waraka ee Afrika.

Wakaalada Warka Itoobiya
2015