Itoobiya waa aasaasihii ururrada caalamiga ah iyo hay’adaha diblomaasiyada ee dhinacyada badan leh – Madaxweyne Sahlework Zewde

Addis Ababa; Tir 3/2016 (ENA): Itoobiya  waxay kamid tahay  waddan saxiixay heshisy iyo axdiyo badan oo diblomaasiyadeed oo dhinacyo badan leh, aasaasaha hay'adaha iyo hay'adaha caalamiga ah.

“Diblamaasiyadayada  waa Danteena Qaran” waa halkudhig logumagac daray munaasibada todobaadka ee Deblomaasyada  dalka . Laga soo bilaabo caasimada Afrika ilaa heer caalami, waxaa si habsami leh uga socda barnaamijka furitaanka todobaadka dublamaasiyada Itoobiya.

Ugu horeyn waxa ka hadashay furitaanka munaasibada  Madaxweyne Sahlework Zewde oo sheegtay in diblumaasiyadda Itoobiya ay soo martay marxalado kala duwan.

Waxa kale oo ay sheegtay  in Itoobiya ay leedahay taariikh dheer oo dastuuri ah, isla markaana ay xornimadeeda ilaalinaysay qarniyo badan, isla markaana ay tahay aasaasaha hay’ado iyo ururo badan oo caalami ah.

Waxna ay  tilmaamay in siyaasadda arrimaha dibadda ee dalalku ay tahay  mid loga danleyah in lagu muujiyo dadalka u dalku somaray , waxayna  sheegay in carwo bandhiggaka dublamaasiyadeed uu muujinayo sida ay Itoobiya u  faca weyn tahay.

Madax wayne Slwarqi Zade sheegay in madaxda iyo dublamaasiyiinta ay dadaal dheer u galeen sidii loo ilaalin lahaa danta qaranka Itoobiya iyo sharafta qaranka.

Waxa ay intaa kusodartay  in guulo dublamaasiyadeed oo ay Itoobiya ka faa’iidaysteen sannadihii la soo dhaafay, wuxuuna sheegay in si bari wanaag loo sameeyo ay tahay in la iska kaashado sidii loo xallin lahaa dhibaatooyinka nala  soo wajahay.


 

Sida uu sheegay ra’iisul wasaare ku xigeenka ahna wasiirka arrimaha dibadda  mudane Demeke Mekonon, bandhiggan dublamaasiyadeed waxaa loogu talagalay in lagu xuso taariikhda diblumaasiyadeed ee Itoobiya, lagana sheekeeyo waxa hadda jira, laguna tilmaamo jihada mustaqbalka.

Wuxuu sheegay in taariikhda dheer ee diblumaasiyadda Itoobiya ay muhiim u tahay in la ilaaliyo danaha qarankeena.

Wuxuu sheegay in sida aan taariikhda ka baranay ay jiraan waxyaabo dalkeena ka jira oo aan si wanaagsan  aan u ilaashano.

Mudane Demeke ayaa sheegay in Itoobiya ay tahay dal awood leh  oo shacab ay kunoolyihin  leh, wuxuuna sheegay in midnimadeena gudaha ay tahay inaynu sii xoojino ugan  hortagno cadaadiska caalamiga ah.

Wakaalada Warka Itoobiya
2015