tartanka kobka ciyaaraha kubada cagta ee  34 aad ayaa kasocda dalka kot difaar

Adis Ababa, Tir, 2016 (ENA) Xulalka Algeria iyo Angola ayaa ku kala baxay barbaro 1-1 ah  tartanka koobka kubada  Afrika ee 34-aad.

Inkastoo Algeria ay daqiiqadii 18-aad u suurtagashay in ay hesho goolka 1-aad ee ciyaarta ayaa waxaa u suuragashay Angola in ay la timaado goolka 1-aad ee ciyaarta daqiiqadii 68-aad ee ciyaarta, ciyaarta ayaana lagu kala nastay barbaro.

Dhinaca kale Koobka Qaramada  ee Cameroon iyo Ginii ayaa ku kala baxay barbaro

Goolka qura ee Cameron waxaa u saxiixay Marie Magri, waxaana u dhaliyay Guinea Mohamed Bio.


 

Sidokale Koobka Qaramada, Senegal ayaa 3 iyo 0 kaga badisay Gambia

Xulka Senegal ayaa goolasha guusha u kala dhaliyay Pepe Guo iyo Lamin Camara.

Daafaca reer Gambia Ibrahima Adams ayaa kaadhka cas loo saaray ciyarta ka dib markii uu qalad ku galay.


 

Wakaalada Warka Itoobiya
2015