munaasibad aroos oo ay kasoqayb qaaten kun lamaana ah ayaa laguqabtay magaalada Addis Ababa.

Addis Ababa, Tir 7, 2016 (ENA) 2016 -Kun guur Cruus lamaana ah  oo ka kala yimid gobolada dalka Itoobiya ayaa waxaa lagu soo bandhigay heeso dhaqameed iyo bandhigyo kala duwan, waxaana lagu qabtay hoolka Millennium Hall iyo fagaaraha bi cook.


 

Wasiirka dhaqanka iyo isboortiga Kejela Merdasa oo khudbad ka jeediyay xafladda ayaa sheegtay in guurka kun uu yahay madal kor u qaadaysa guurka, kaasoo ah aasaaska ugu weyn ee bulshada, isla markaana muujisa qiimaha dhaqanka.

Waxa kale oo uu xusay in kun caruus  meel ay isku guursadaan oo keliya, balse ay soo saaraan dhaqanka deegaan kasta, isla markaana ay abuuraan fursad ay isku bartaan.


 

Warkan oo aan kahelay FBC Waxa tilmaamay in ay wasaarada dhaqanka iyo isbortigu ka shaqeyn doonoto  sidii loo abuuri lahaa hanaan lagu aqal galiyo lamaanaha taasi oo muujineysa guud ahaan hanaanka guurka.

 

Wakaalada Warka Itoobiya
2015