Kulamada tartanka kubada cagta ee warega labaad ee qaramada Afrika  ayaa la qaban doonaa kadib laba maalmood oo nasasho ah.

Addis Ababa; Tir 16/2016 (ENA): Waxaa la ciyaari doonaa kulamada isreeb reebka koobka qaramada Afrika kadib laba maalmood oo nasasho ah.

 Tartanka Koobka 34-aad ee Afrika oo uu ka soo  docdo dalka Côte d'Ivoire, ayaa waxaa la ogaaday  dalalka u soo gudbay isreeb-reebka.

Kadib ciyaarihii xalay ee Group-yada 5-aad iyo 6-aad ayaa waxaa ku soo biiraykuwa gudbay ; Angola, Namibia, Nigeria, Cameroon, Equatorial Guinea, Ginea, Masar iyo Congo Dimuqraadiga.

Wadamada ku soo biiray isreeb reebka ayaa horay u sii garanayay kooxaha ka soo horjeeda isreeb reebka xiga ee bilaabanaya sabtida 18-ka tir 2016.

Haddaba:

Sabti tir 18/2016 labada saac ee fiidnimo, Angola vs Namibia iyo shanta galabnimo, Nigeria vs Cameroon;

Axadda tir 19/2016 saacadu markay tahay 2:00 galabnimo Equatorial Guinea vs. Guinea

iyo 5:00 galabnimo Masar vs. Democratic Congo;

Isniin, tir 20/2016, laba saac ee habeenimo, Cape Verde waxay la kulmeysaa Mauritania iyo shanta galabnimo, Senegal waxay la kulantay Côte d'Ivoire;

Talaadada Janaayo 21/2016 labada saac ee habeenimo Mali waxa ay la kulmi doontaa Burkina Faso, shanta galabnimona Morocco waxa ay la kulmi doontaa Koonfur Afrika.

Xulka martida loo yahay ee Côte d'Ivoire ayaa u soo baxay wareega 16-ee  kaalinta 3-aad ku jira kadib markii ay xalay Morocco ka badisay Zambia.

Wakaalada Warka Itoobiya
2015