koxa qaranka Côte d'Ivoire iyo Kebvardi ayaa kamdnoqda koxa 8 ah ee utartamidon cobka 34 nnad ee Afirika

Addis Ababa; Tir; 21/2016 (ENA): Dalka marti galinaya koobka 34-aad ee qaramada Afrika ee Côte d'Ivoire ayaa u soo gudbay wareega 8 dhamaadka koobka qaramada Afrika iyada oo aykoxda qaranka ee Kebvardi oo 1 iyo 0 kaga badisay Moratnta ay kamd noqota 8 koxeed ee warega danbe u tartamaaya .

Si ay ugu soo baxaan wareega 8-aad ee koobka qaramada Afrika Senegal ayaa lagu qasbay in ay aadaan waqtiga dheeriga ah kadib markii ay barbaro 1-1 ah la galeen waqtigii caadiga ahaa ee Cote d’Ivoire.


 

Labada xul qaran ayaa sidoo kale ku guul daraystay in ay wax gool ah kala dhaliyaan wakhtigoodii ay ciyaarayeen taas oo keentay in ay ku kala baxaan gool ku laad.

Kotdir waxa uu awooday in uu ku biiro wareega 8da isaga oo ku badiyay 5 ilaa 4 keligiis.


 

Guusha ay gaartay Côte d’Ivoire ayaa noqotay dalkii lixaad ee u soo baxa wareega 8da.

Wakaalada Warka Itoobiya
2015