Koonfur Africa ayaa 2 iyo 0 ka kaga  badisay moroko iyo Mali oo 2 iyo 1 kagabadisay Burkina Faso,


u soo baxday wareega 8aad

Addis Ababa; Tir 22, 2016 (ENA): koonfur Africa ayaa 2-0 ku garaacday Xulka Moroko oo u soo baxday wareega 8aad.


 

Makgona iyo Makona ayaa dhaliyay goolasha  guusha ee Koon  Africa.

Natiijadii ka dib, Koonfur Afrika ayaa noqotay waddankii wareega  8-aad


 

u soo baxa wareegga siddeed dhammaadka.

Ciyaaryahanka Amrabat oo u dhashay dalka moroko ayaa kaarka cas qaatay ka dib markii uu qalad ku galay.

Dinca kale taranka  dhxmaray  Mali iyo Burkiinafaso  waxa 2 iyo 1 ku kubadisay mali


 

Sidaa darteed, Angola, Nigeria, Guinea, Democratic Republic of Congo, Cape Verde, Côte d'Ivoire, Mali iyo koon Africa ayaa noqday  wadanada u soo gudbay wareega 8da.

Wakaalada Warka Itoobiya
2015