, Nigeria iyo  Angola ayaa u gudbka taranka Koobka Qaramada Afrika ee 34-aad ee wareega 4 koox caawa  utartamidoona

Addis Ababa; Tir 24/2016 (SNN):-Kulanka 34-aad ee Koobka kubada cagta ee Qaramada Afrika, ayaa lafilaya koxda Najeerya  ku sobaxdo warega 4 koxood ee utartamidoona kobka qaranka ee Afirika.


 

Koobka qaramada Afrika oo ah kii 34-aad oo ay martigelinayso Côte d'Ivoire ayaa caawa dib ubilaabmidoona kaddib labo maalmood oo fasax ah.


 

Nigeria iyo Angola ayaa ciyaari doona kulankooda sideed dhamaadka caawa saacadu marka ay tahay 2 pm ee fidnimo

waa markii ugu horreysay oo ay Nigeria iyo Angola ku kulmaan koobka qaramada ee Afrika.

Ciyaarta kale ee wareega 8da waxa ay dhexmari doontaa Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo iyo Guinea garoonka Alisan Otara 5 saco ee caawa.

Wakaalada Warka Itoobiya
2015