Degaanada hela  xilliga robka guga ayaa heli doona 11ka maalmood ee soo socda roob fudud iyo mid dhexdhexaad ah - Haayada Saadaasha Hawada Itoobiya

Addis Ababa; magaabid  12/2016 (ENA): Haayada  Saadaasha Hawada Itoobiya ayaa shaaca ka qaaday in 11-ka maalmood ee soo socda inta badan dhulalka hela robka diraacda ay heli doonaan roobab fudud iyo kuwo dhexdhexaad ah.

Qoraal ay haayada saadaasha hawada Itoobiya u sodirtay ENA oo ku saabsan saadaasha 11 maalmood ee soo socdainlafilaayo in ay da’aan roobab fudud ama dhexdhexaad ah.

Gobalda lafilaayo in ay robabkani kad’aan waxa kamid ah degaanka herarida , Galbeedka iyo Bariga Hararge iyo Diredawa .

 Sidokale melha lafilaayo in u roob fiican kada’o ee Degaanka  Soomaalida, waxa kamid ah  deegaanada Daawa, Liibaan, Afdheer, Erer iyo Negob.

roobab fudud iyo kuwo culus ee ka da'aya qaybo kala duwan ee Itoobiya ah ayaawaxa u waxtar u leyahay  calafka xoolha  iyo helida  biyaha la cabbo,gaarahaana  goobaha ay kunoolyihiin  xoolo-dhaqatada iyo xoolo-dhaqata beralayda .

Wakaalada Warka Itoobiya
2015