Gabadha Orodyahanka Madiina Ciise ayaa ku guuleystay orodka Adis zero 5km ee da' id 20 jirka kahosaysa , iyadooy jabisay rikoorka

Addis Ababa; Miyasiya 19/2016 (ENA): Gabadha Orodyahanka Madiina Ciise ayaa ku guuleystay orodka Adi zero 5km ee da' id 20 jirka kahosaysa oo ay soo qaban qaabisay shirkadda Adidas ayaan kaalita 1baad gashay, iyadoo jabisay rikoorka

Medina, oo ah 19 jir, ayaa jebisay rikoorka adduunka, iyadoo ku dhameysatay masaafada 14 daqiiqo iyo 38 ilbiriqsi.


 

Isla tartankaas, Orodyahanka Malki naat Widu ayaa ku dhameystay kaalinta labaad, halka Photien Tesfay ay gashay kaalinta saddexaad.

Xogta aan kahelay Wasaaradda Dhaqanka iyo Ciyaaraha ayaa tilmaamays in uu Yomif qachelchaa ku guuleystay 13-daqiiqo ee tartanka ragga, halka u yihun adisu u 5 ilbiriqsi dabadeed galaxy kaalinta labaad .

See insights and ads

Boost post

Like

Comment

Share

Wakaalada Warka Itoobiya
2015