Ra’iisul wasaare ku xigeen Temeseng Tiruneh ayaa booqday carwo bandhiggeedka  Stride Ethiopia

Addis Ababa; ginbod  14/2016 (ENA): Ra’iisal wasaare ku xigeenka Temeseng Tiruneh iyo wasiiro ayaa booqday   carwo bandhiggdka  STRIDE Ethiopia.

carwo bandhiggdka  STRIDE Ethiopia  waxa si rasmi ah u furay Ra’iisul Wasaare Abiy Ahmed (Dr.) ginbod 10, 2016.

Bandhigga sannadlaha ah wuxuu ahaan doonaa mid u furan dadweynaha ilaa ginbood 18, 2016 ee xarunta  Sayniska iyada oo halkudhi loga dhigay  "Sayniska  waa albaabbada horumarka , tignoolajiyada ayaa isku xirta, hal-abuurnimadu horay ayay u socotaa."

Iyada oo diiradda la saarayo sayniska, tignoolajiyada, hal-abuurka iyo dhijitaalaynta, Stride Ethiopia Expo waxa ay ku lug leedahay machadyo badan oo tignoolajiyadeed iyo hal-abuurnimo. 

Hay'adaha dawladda iyo kuwa gaarka loo leeyahay iyo sidoo kale kuwa bilawga ah ayaa soo bandhigay hal-abuurkooda tignoolajiyada.

Ra’iisul wasaare ku xigeen Temeseng Tiruneh ayaa booqday bandhigga Stride Ethiopia

Wakaalada Warka Itoobiya
2015