Barnaamijka raadka cagaaran ayaa ah mid faa'iido balaadhan u leh deegaanka Soomaalida, kaasoo ka hortgaya isbedelka cimilada - Madaxweyne Mustafe Muxumed

Addis Ababa, Agaali/Sane, 28/2016T.I.(ENA):

Madaxweynaha DDS Mudane Mustafe Muxumed ayaa kale sheegay in dhirta la beeray sannadadii la soo dhaafay ay u keentay magaalooyinka bilic wanaagsan marka laga soo tago faa’iidooyinka ay u leedahay ilaalinta deegaanka iyo isbedelka cimilada.


Madaxweynaha ayaa waraysi uu siiyay wakaalada wararka ee Itoobiya sheegay in barnaamijka raadka cagaaran uu yahay arrin muhiim u ah ilaalinta deegaanka, kaasoo si uu sheegay in uu si weyn uga hortagayo isbeddelka cimilada ee saameeyey deegaanka.

Waxa uu sheegay in tan iyo markii barnaamijka raadka cagaaran uu si rasmi ah u bilaabay Ra’iisul Wasaare Dr. Abiy Axmed uu noqdo mid faa'iido u yeesha, ka hortaga isbedelka cimilada iyo isku filnaanshaha cunto iyadoo ay hirgaliyaan sanad walba dhamaan deegaannada dalka.


 

Sanadadii la soo dhaafay, marka laga reebo ilaalinta deegaanka ee dhirta dhulka joogiisu hooseeyo ee deegaanka, waxaa la qabtay shaqooyin balaadhan oo barnaamijka raadka cagaaran ah oo isbedel la taaban karo laga dareemayo magaalooyinka deegaanka


 

Kordhinta heer daboolka dhirta ee kaymaha ee magaalooyinka, raadka cagaaran ayaa keenay isbeddel ballaaran oo bilicda iyo dabeecadda cimilada magaalooyinka, marka laga soo taho faa'iidada ka hortagga saameynta isbeddelka cimilada.


 

Magaalooyinka Goday, Qaridahar iyo Dhagaxbuur ayaa kamid ah magaalooyinka sida wayn looga hirgaliyay barnaamijka raadka cagaaran ee deegaanka.

Cabdulaahi Cali, Duqa magaalada Godey ayaa sheegay in isbedelkii kadib magaalada Godey laga dareemayo horumar balaadhan oo dhanka kaabayaasha dhaqaalaha ah iyo maalgashiga.

Waxay uu cadeeyey inay hirgaliyeen goobo cagaarin ah oo bilicda magaalada kor u qaaday noqotayna goobo madadaalo oo ay dadwaynuhu wakhti ku qaataan, iyadoo shaqo abuur ay ka heleen bulsho kala duwan.

Dhankiisa Duqa Maamulka Magaalada Qab

Wakaalada Warka Itoobiya
2015