Ra’iisul Wasaaraha ayaa dhambaalkiisa ku sheegay in uu aad ugu mahadcelineyno bahda caafimaadka ee ku dadaalaysa sidii muwaadiniinta ay u heli lahaayeen adeegyada aasaasiga ah ee caafimaadka.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa  dhambaalkiisa ku sheegay in uu 

Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed (Dr.) ayaa xadhiga ka jaray isbitaalka guud ee taqasuska leh ee Jaamacadda Arbaminch.

Addis Ababa; Agaali/sane  29/2016 (ENA): Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed (Dr.) ayaa daah-furay cisbitaalka guud ee taqasuska leh ee Jaamacadda Arbaminch.


 

Ra’iisul Wasaaraha ayaa fariin uu soo dhigay bartiisa baraha  bulshada waxa uu ku shaaciyay in uu maanta xadhiga ka jaray  isbitaalka guud ee taqasuska  ee jaamacada Arbaminch.

Waxa uu sheegay in isbitaalka loo dhisay in uu bixiyo adeeg caafimaad oo dhameystiran.  


 

Waxa uu sheegay in inkasta oo wax badan Laga sugayo, haddana ay wadaan hawlo badan oo ku aaddan sidii adeeg caafimaad oo ku filan muwaadiniinteena loogu heli lahaa dhinaca caafimaadka ah. 

Ra’iisul Wasaaraha ayaa  dhambaalkiisa ku sheegay in uu aad ugu mahadcelineyno bahda caafimaadka ee ku dadaalaysa sidii muwaadiniinta ay u heli lahaayeen adeegyada aasaasiga ah ee caafimaadka.

 Wuxuu sharxay in wax tarka iyo joogtaynta adeeggaaga ay aad muhiim ugu yihiin dadaalladayada aan joogsiga lahayn ee lagu casriyeynayo nidaamka daryeelka caafimaadka.

 

Wakaalada Warka Itoobiya
2015