Spain ayaa ku guuleysatay koobkii ciyaaraha kubada cagta ee qaarada Yurub ee 2024

Addis Ababa; Afagaal/sane 8/2016 (ENA): Ciyaartii 17-aad ee Final-ka koobka Yurub, Spain ayaa 2-1 ku garaacday ingiriiska.Spain ayaa markii afaraad qaaday koobka, waxaana ay noqotay dalka dhowr jeer ku guuleystay koobka.


 

 

Wakaalada Warka Itoobiya
2015