Hoggaaminta iyo shaqaalaha Hay’adda Nabad Sugidda Qaranka ayaa fuliyay Barnaamijka Raadka Cagaaran

Addis Ababa; Afagaal/sane 8/2016 (ENA): Hoggaanka iyo shaqaalaha Hay’adda Nabad Sugidda Qaranka ayaa qabtay Barnaamijka Raadka Cagaaran ee dhir beerista xilliga xagaaga. 


Hogaamintaa iyo hawl wadeenada ayaa barnaamijka raadka cagaaran ka fuliyay xarunta Jaamacadda ee Amniga Qaranka. 


Waxaa la sheegay in barnaamijka uu ka sii socon  doono xarumaha kale ee hay`adda.


Barnaamijka Raadka cagaaran ayaa intii uu socday waxaa goob joog ka ahaa Agaasime ku xigeenka hay’adda nabadsugidda iyo sirdoonka qaranka, Jeneraal Siisay Tolaa, Ristu Yirdha iyo Taseer Gabra`igsaaber.

Wakaalada Warka Itoobiya
2015