Baaqa Ra'iisul Wasaare kuxigeenka JDFI Mudane Tamasgan Tiruunah ee Barnaamijka Raadka Cagaaran

Baaqa Ra'iisul Wasaare kuxigeenka  JDFI Mudane Tamasgan Tiruunah  ee Barnaamijka Raadka Cagaaran 

Addis Ababa, Afagaal/Hamle, 12/2016T.I.(ENA): Ra'iisul Wasaare kuxigeenka  JDFI Mudane Tamasgan Tiruuneh ayaa ugu baaqay dhamaan shacabweynaha Itoobiya inay ka qaybqaatan barnaamijka raadka cagaaran ee sanadkan 2016T.I ee xilliga xagaaga ah.


 

Barnaamijkan ayaa ah mid sanad walba la qabto iyadoo sidaan wada ognahay sanadkii hore xilligan oo kale hal maalin guud ahaan lagu beeray 500milyan oo geed.

Barnaaminkan ayaana halkudhig looga dhigay sanadkan "dhisida dal iyo jiil beera dhirta".

Wakaalada Warka Itoobiya
2015