Ol'olaha nadaafada ee aaga kaabada Kooneel ilaa iyo Qafiira ee Diri Dhaba.

Addis Ababa, Afagaal/Hamle, 15/2016T.I.(ENA): Xafiiska Caafmadka iyo  Degamada 06 ee Maamulka Magaalada Diri Dhaba oo iskaashanaya ayaa bilaabay ol'ole nadaafadeed oo lagu nadiifinayo kaabada Kooneel Ilaa iyo Qafiira.


 

Kuxigeenka Madaxa Xafiiska Cafimaadka Maamulka Magaalada Diri Dhaba Mudane Yuusuf Saciid ayaa sheegay in ololahan nadaafada ay saaka bilabeen u yahay mid socon doona 15kii cishaba maalin, taaso lagu nadiifinayo wadada konel ilaa iyo qafiira iyadoo sigaar ah loogu xilsaaray xafiiska caafimaadka iyo dagmada 06aad.


 

Waxay ku baaqeen in si wada jir ah aan uga wada shaqayno sidi looga hortagi laha xanuunada ka dhalan kara nadafaddarada.

Waxay xuseen in nadaafadu ay tahay iimaanka badhkeed sida ay diinteenu sheegayso. 


 

Waxay sidoo kale  bulshada ugu baaqeen in laga shaqeeyo sidii looga fogaan lahaa nadaafaddarada oo ay ka dhalan karto xanuunada faafa.

Wakaalada Warka Itoobiya
2015