Xubnaha Hogaaminta iyo Taliska Ciidanka Kumaandooska ayaa fulinaya barnaamijka  Raadka cagaaran

Addis Ababa, Afagaal/Hamle 15, 2016 (ENA) — Hogaaminta iyo taliska ciidamada kumaandooska ayaa fuliyay barnaamijka raadka cagaaan ee dhir beerista ah.


 

Barnaamijkan ayaa waxaa ka soo qeyb galay Taliyaha ciidanka  Kumaandooska  Lt. Jen. Shuma Abdheta iyo xubno ka tirsan Taliska Ciidamada.


 

Waxayna soo kormeereen oo ay indha indheeyeen guud ahaan hawlaha shaqo ee ka socda taliska.

Wakaalada Warka Itoobiya
2015