Hogaaminta iyo xubnaha baarlamaanka ee deegaanka badhtamaha Itoobiya ayaa fuliyaya dhir beerista barnaamijka Raadka Caggaaran

Addis Ababa; Afagaal/ Hamle 18/2016 (ENA):- Hogaaminta iyo xubnaha golaha gobolka badhtamaha Itoobiya ayaa ayaa fuliyay barnaamijka dhir beerista Raadka Caggaaran.


 

Golaha baarlamaanka oo shirkoodii caadiga ahaa ku yeelanaya magaalada Wolkite ayaa hogaaminta iyo xubnaha golaha deegaankaasi waxa ay si wada jir ah uga qaybqaateen barnaamijka Raadka-cagaaran ee dhir beerista.


 

Sida uu sheegay Abraham Meeja, madaxa xafiiska horumarinta dhirta iyo deegaanka ee deegaanka badhtamaha Itoobiya, waxaa jira qorshe lagu beerayo nus bilyan geed oo deegaanka Laga beerayo inta lagu jiro xilliga xaggaaga.

Wakaalada Warka Itoobiya
2015