Mudane Mustafe Muxumed iyo Sama Tiruneh (Dr.) ayaa dhir beeris ka sameeyay magaalada Jigjiga

Addis Ababa; Afagaal/Hamle 20/2016 (ENA): Madaxweynaha DDS, mudane Mustafe Muxumed iyo Madaxa Siyaasada iyo Tayaynta ee Xisbiga Barwaaqo Sama Tiruneh (Dr.) ayaa dhir-beeris ka sameeyay Mac'hadka Maareynta iyo Adeegga Shacabka ee DDS.


 

Warbaahinta DDS ayaa ku warantay in Barnaamijkan ay ka soo qayb galeen masuuliyiin uu ka mid yahay madaxweyne ku xigeenka DDS mudane Ibraahim Cusman iyo Madaxa Arrimaha siyaasada ee Xisbiga Barwaaqo ee DDS, mudane Maxamed Cumar.


 


 

Wakaalada Warka Itoobiya
2015