Itoobiya iyo Kenya ayaa ka wadahadlay sidii loo xoojin lahaa faa’iidada labada dhinac

Addis Ababa, Afagaal/Hamle, 22/2016T.I.(ENA): Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda ee JDFI Danjire Misgaanu Argaa ayaa kulan la qaatay wafdi uu hoggaaminayo Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Kenya Dr. Korir Singoy.

Kulanka labada masuul, ayay kaga wadahadleen hawlaha lagu xoojinayo faa'iidada labada dhinac iyo arrimaha gudaha.

Sida ay sheegayso xogta aan kahelayno wasaarada arimaha dibadda, danjire Misganu ayaa kala hadlay wafdigan sidii loo sii xoojin lahaa xiriirka gobolka ee u dhaxeeya Itoobiya iyo Kenya iyo sidii loo kordhin lahaa xiriirkooda dhanka dhaqaalaha.

Wakaalada Warka Itoobiya
2015