Golaha Baarlamaanka ee deegaanka Benishangul Gumus ayuu u furmay kalafadhigoodii caadiga ahaa

Addis Ababa, Afagaal/Hamle, 23/2016T.I.(ENA): Golaha 6-aad ee sanad shaqeedka 3aad ee kalfadhiga 1-aad ee golaha baarlamaanka ee Benishangul Gumus ayaa maanta uu u furmay kalfadhiga 1-aad ee golaha.

Ka dib markii ay qabsoontay doorashadii 6-aad ee golaha baarlamaanka deegaanka, ayaa kalfadhigoodii caadiga ahaa ee 18-aad  ee golaha ee qabsoomay lagu kala diray xubnihii hore ee golaha baarlamaanka.



 

Xogta xafiiska warfaafinta ee deegaanka ayaa tilmaamaysa in kadib dhaarinta xubnaha cusub ee golaha baarlamaanka uu bilaabmay shirkii dhismaha golaha.

Ugu dambayntii waxaa la filayaa in Goluhu uu soo saaro ansixiyona go’aamo kala duwan inta uu socdo kalafadhigan.

Wakaalada Warka Itoobiya
2015