Dib u dayactirka qasriga madaxtooyada ee Faasil - ENA Af-Soomaali
Dib u dayactirka qasriga madaxtooyada ee Faasil
![](/documents/3752447/0/photo_2_2024-07-30_10-49-37.jpg/2ac332c5-4d45-879d-b088-ccfd7e083aac?version=1.0&t=1722325818764&download=true)
Waxaa la bilaabay dib u dayactir Qasriga madaxtooyada ee Fasil ee magaalada Gonder. Qasriga ayaana ku sugan xaalad aad u wanaagsan. Faasil waxaanu ku soo celin doonaa mardhow quruxdiisii hore wakhti aan dheerayn. – Ra’iisul Wasaare Dr. Abiy Axmed