Mudane Ashaadli Xasan ayaa mar kale loo doortay madaxweynaha deegaanka Benishangul Gumus - ENA Af-Soomaali
Mudane Ashaadli Xasan ayaa mar kale loo doortay madaxweynaha deegaanka Benishangul Gumus
![](/documents/3752447/0/photo_1_2024-07-30_11-06-21+%284%29.jpg/c456e5f2-2063-d5b2-b986-fb660da7756d?version=1.0&t=1722326947187&download=true)
Addis Ababa, Afagaal/Hamle, 23/2016T.I.(ENA): Waxaa mar kale xilka madaxweynaha deegaanka Benishangul Gumus loo doortay Mudane Ashaadli Xasan.
Sida ay sheegayso xogta aan ka helayno xafiiska warfaafinta deegaanka, golaha 6-aad ee sanad shaqeedkooda 5-aad ee golaha baarlamaanka oo yeelanaya kalafadhigoodii 1-aad ee caadiga ah, auaa mudane Ashadli Hasan cod aqlabiyad leh ay dib ugu dooryeen inuu sii hayo xilka madaxweynaha deegaanka Benishangul Gumus.