Waxaa la qabtay wadatashi ku saabsan wada shaqaynta Itoobiya iyo hay’adda tamarta Atoomikada ee Shiinaha

Addis Ababa, Afagaal/Hamle, 23/2016T.I.(ENA): Wasiirka Hal-abuurka iyo Tignoolajiyada, Dr. Balata Molaa ayaa wadahadal miro dhal ah la yeeshay Ku-xigeenka Agaasimaha Guud ee Hay’adda Tamarta Atoomikada ee Shiinaha Liyu Jingaa, iyagoo ka wada hadlay arrimaha iskaashiga labada dhinac.


 

Ugu dambayntii Wadahadalka ka dib, waxay is dhaafsadeen khibrado, waxayna booqdeen hay'adda tamarta Atoomikada ee Shiinaha.


 

Wakaalada Warka Itoobiya
2015