Saynis yahano caalami ah ayaa booqanaya goobaha dalxiiska iyo mashaariicda Addis Ababa - ENA Af-Soomaali
Saynis yahano caalami ah ayaa booqanaya goobaha dalxiiska iyo mashaariicda Addis Ababa
Addis Ababa, Afagaal/Hamle, 25/2016T.I.(ENA): In ka badan 200 oo saynisyahano ah oo u yimid ka qayb galka sanad guuradii 50-aad ee ka soo wareegtay markii la helay qalfoofka Luusi (Lucy) ayaa booqanaya goobaha dalxiis iyo mashaariicda Addis Ababa.
Maareeyaha Guud ee Wakaalada Dhaxalka Itoobiya Kaaliye Broofeesor Ababaw Ayaalaw ayaa ka qayb galay Booqashadan Madxafka Xuska guusha Adwa ayaa warbixin iyo sharaxaad ka siiyay taariikhda.
Waxaa la xusuustaa in saynis yahano badan oo ka kala socday dalalka kala duwan ee caalamka ay u yimaadeen dalka Itoobiya si ay uga qayb qaataan 50 guurada ka soo wareegtay markii la helay qalfoofka cajiibka ah ee Luusi (Lucy).