Masuuliyiin heer deegaan ah ayaa kormeer ku soo sameeyay adeegbixinta cusbitaalka guud ee Godey.

Addis Ababa, Afagaal/Hamle, 25/2016T.I.(ENA): Madaxa Xafiiska Caafimaadka DDS Dr. Muuse Axmed iyo Madaxa Xafiiska Ilaalinta Deegaanka iyo Maamulka Dhulka Miyiga ah ee DDS Inj. Muxyadiin Cabdi iyo masuuliyiin kale oo heer deegaan ah oo ay ka mid yihiin guddoomiye kuxigeenka gobolka Shabeele iyo duqa maamulka magaalada Godey ayaa soo kormeeray adeegbixinta iyo ballaadhinta cusbitaalka guud ee magaalada Godey.


 

Kormeerkaasi kadib, masuuliyiinta ayaa waxay sidoo kale dhirbeeris ku sameeyeen xafiiska cusub ee Maamulka Magaalada Godey.


 

Wakaalada Warka Itoobiya
2015