Kooxda Olombikada 3,000m ee ragga ayaa u u safray magaalada Paris.

Addis Ababa, Afagaal/Hamle, 26/2016T.I.(ENA): Sida ay sheegayso xogta aan kahelayno Xidhiidhka Ciyaaraha Fudud ee Itoobiya, Orodyahanda Olombikada 3,000m ee Ragga ee Itoobiya, kana qayb gali doona Ciyaaraha Olombikada 33aad ee ka dhacaya magaalada Paris ee dalka Faransiiska ayaa u socdaalay magaalada Paris ee caasimada dalkaas.


 

Wakaalada Warka Itoobiya
2015