Shirkaddu waxay bilowday duulimaadkeedii 5-aad ee dalka Hindiya

Addis Ababa, Afagaal/Hamle, 26/2016T.I.(ENA): Shirkadda Diyaaraddaha ee Itoobiya ayaa shaacisay inay kordhisay duulimaadkii ay ku tagu jirtay guud ahaan dalka India, taasoo ay noqon doonto shan magaalo.

Shirkadda Diyaaraddaha ee Itoobiya iyo Wasaaradda Duulista Hawada ee dalkq Hindiya ayaa kala saxeexday heshiis is afgarad ah oo lagu kordhinayo saddex duullimaad oo ay ku tagi doonto magaalada Hayderabad ee dalka Hindiya laga 30ka Luulyo, 2024.


 

Ugu dambayntii xogta aan ka helnay shirkada waxay sheegeysaa in heshiiska is afgaradka ah uu u sahli doono in shirkaddu ay kor u qaaddo adeegyada ay bixiso ee diyaarada ee qaaradaha kala duwan oo ahayd 35, iyadoo noqon doonta 38 duulimaad todobaadkii.

Wakaalada Warka Itoobiya
2015