Masuuliyiin heer deegaan ah ayaa gaadhay magaalada Qabridahar

Addis Ababa, Afagaal/Hamle, 26/2016T.I.(ENA): Madaxa Xafiiska Madaxwaynaha DDS Dr. Xuseen Qaasim iyo Madaxa Xafiiska Qorshaynta iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee DDS ayaa lagu soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha ee magaalada Qabridahar.


 

Masuuliyiintan oo shaqo u yimid ayaa soo kormeeray mashaariicaha horumarineed ee ka fulay magaalada Qabridahar iyo sidoo kale dooda jaraa'idka Xisbiga Barwaaqo ee ay ku jiraan hogaaminta degmooyinka gobolka Qorraxey iyo Maamulka Magaalada Qabridahar.


 

Waxayna warbixino kala duwan oo ku saabsan geedi-socodka shaqooyinka iyo horumarinta magaalada Qabridahar ka qaateen maamulka gobolka Qorraxay iyo Maamulka Magaalada Qabridahar.


 

Wakaalada Warka Itoobiya
2015