Danjire Taaye Asqasilaase ayaa qaabilay ergayga gaarka ah ee Maraykanka u qaabilsan dalka Suudaan

Addis Ababa; Afagaal/Hamle 26/2026 (ENA): Wasiirka Arrimaha Dibadda ee JDFI Danjire Taaye Asqasilaase, ayaa kulan la yeeshay ergayga gaarka ah ee Mareykanka u qaabilsan Suudaan, Tom Berillo.


 

Labada masuul ayaa ka wada hadlay arrimaha gobolka Geeska Afrika iyo gaar ahaan xaaladda hadda ka taagan dalka Suudaan.


 

Danjire Taaye ayaa ergayga gaarka ah u faah faahiyay dadaalka uu ra’iisul wasaare Dr. Abiy Axmed ugu jiro sidii nabad waarta looga dhalin lahaa Suudaan.


 

Sida ay sheegayo xogta aan ka helayno easaarada arimaha dibada ayaa tilmaamaysa in la isku afgartay in laga wada shaqeeyo sidii amni iyo nabadgalyo waarta looga dhalin lahaa dalka Suudaan.

Wakaalada Warka Itoobiya
2015