Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed (Dr.) ayaa la kulmay Wasiirka Arrimaha Dibadda Turkiye

Addis Ababa, Afagaal/Hamle, 26/2016T.I.(ENA): Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed (Dr.) ayaa qaabilay Wasiirka Arrimaha Dibadda Turkiye Hakaan Fidaan.


 

Fariin uu Ra’iisul Wasaaraha soo dhigay bartiisa baraha bulshada ayuu ku sheegay in uu xafiiskiisa ku qaabilay wasiirka arrimaha dibadda Turkiye Hakaan Fidaan.


 

Ugu dambayntii wuxuu sheegay in wada hadalka labada maauul uu ahaa mid diirada lagu saaray xiriirka laba geesoodka ah ee u dhaxeeya labada dal siiduu uu usii xoogeysan lahaa.

Wakaalada Warka Itoobiya
2015