Jaamacadda Bahir Dar ayaa qabatay xaflada qalin jabinayta ardaydeeda

Addis Ababa, Afagaal/Hamle, 27/2016T.I.(ENA): Jaamacadda Bahir Dar ayaa waxaa ka qalin jabineysa arday baratay qeybaha kala duwan ee waxbarashada.


 

Warbaahinta deegaanka ee Ameco ayaa ku warantay in tirada ardayda ee maanta ka qalin jabineyso jaamacada ay gaarayaan 8,524 arday.


 

Xafladda qalin jabinta ayaa waxaa ka soo qeyb galay madaxweynaha jaamacadda Mangasha Ayane (Dr.), madaxda sare ee jaamacadda, macalimiin, ardaydii qalin jabineysay iyo qoysaskooda, iyo marti sharaf lagu casuumay.

Wakaalada Warka Itoobiya
2015