Haddii aan shaqeyno, waxaan bedeli karnaa dalkeenna oo waxaan xaqiijin karnaa iskufilnaanshajeena cunto- Ra'iisul Wasaare Abiy Axmed (Dr.)

Addis Ababa, Afagaal/Hamle, 27/2016T.I.(ENA): Ra’iisul Wasaare Dr. Abiy Axmed ayaa sheegay in haddii aan shaqeyno aan wax ka bedeli karno dalkeenna oo aan xaqiijin karno iskufilnaanshaheena cunto.


 

Waxa uu sheegay in aaga Borena oo sanad ka hor ay ka jirtay abaar xoogan, sanadkan ay ka baxday qamadi aad u fara badan, taasoo soo celisay rajadii aaga.


 

Ugu dambayntii, ra'iisul wasaaraha ayaa sheegay in natiijadan ay tilmaamayso in haddii aan shaqeyno aan wax ka bedeli karno dalkeenna oo aan xaqiijin karno iskufilnaanshaheena cunto.

Wakaalada Warka Itoobiya
2015