Itoobiya ayaa ku guulaysatay biladii ugu horaysay ee ciyaaraha Olombikada

Addis Ababa, Afagaal/Hamle, 27/2016T.I.(ENA): Ciyaaraha Olombikada ee 33aad, ayaa waxa ay Itoobiya ku guulaysatay bilada qalinka ah ee orodka 10,000 ee mitir ee ragga, waxaana bilada ku guulaystay orodyahan Barihu Aragawi.

Wakaalada Warka Itoobiya
2015