Danjire Taaye Asqasilaase ayaa la kulmay dhiggiisa Turkiye

Addis Ababa, Afagaal/Hamle, 27/2016T.I.(ENA): Wasiirka arrimaha dibadda ee JDFI Taqye Asqasilaase ayaa kulan la qaatay dhiggiisa dalka Turkiye Hakaan Fidaan.


 

Danjire Taye iyo Hakaan Fidaan ayaa ka wada hadlay xaaladda Soomaaliya iyo Suudaan iyo arrimo kale oo labada dal iyo gobolka ah. 

Xogta aan ka helnay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ayaa sheegeysa in lagama maarmaan ay tahay in laga wada shaqeeyo nabadda iyo xasiloonida Geeska Afrika.

Wakaalada Warka Itoobiya
2015