Orodyahannad Warqinash Masala iyo Tsige Dhugumaa ayaa u gubay ciyaarta kamadambaysta ah ee finalka

Addis Ababa, Afagaal/Hamle, 29/2016T.I.(ENA): Orodka 800m ee dumarka ee Olombikada Paris, waxaa finalka u gudbay ciyaartooyda kala ah Warqinash Masala iyo Tsige Dhuguma.


 

Saacadu markay ahayd 3:35 (9:35) fiidnimo, waxaa la qabtay tartanka dumarka ee 800 mitir ee semi-finalka ama u gudbida kama dambaysta.


 

Hadaba orodyahanada dumarka ah ee u ordaysa Itoobiya ee kala ah Tsige Dhuguma iyo Warqinash Masala ayaa u gudbay kama dambaysta.


 

Ugu dambayntii orodyahannad Warqinesh ayaa gashay kaalinta 2-aad, jalka Tsige ayaa gashay kaalinta 1-aad, taasoo u sahashay inay u gudbaan ciyaarta kamadabysta.

Wakaalada Warka Itoobiya
2015